Xilliga golaha shacabka codka Kalsoonida u qaadayaan R/Wasaare Xamse oo la shaaciyay

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in beri oo Sabti ah kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ayna codka kalsoonida u qaadaan Ra’isul Wasaaraha magacaaban ee Xamse Cabdi Bare. Qoraal goordhaw kasoo baxay guddoonka golaha shacabka ayaa lagu wargaliyay xildhibaanada in ay soo xaadiraan kulanka beri oo ajandihiisu yahay kalsooni siinta Ra’isul … Continue reading Xilliga golaha shacabka codka Kalsoonida u qaadayaan R/Wasaare Xamse oo la shaaciyay